
- Siyaasi            waxa beddelay………………………………Qabqable
- Aqoonyahan   ‘’          ……………………………………. dagaalyahan
- Indheergarato ‘’         ………………………………………..afmiishaar
- Suldaan             ‘’        ………………………………………….afar jeeble
- Wadaad welimeysta   ‘’………………………………………..wahaabi shaqaysta
- Shaqo               ‘’    ………………………………………………..shaxaad
- Sinaan             ‘’     ……………………………………………..  kala-sarayn
- Daawo waxtar leh………………………………………………. dambaska Hindiya
- Xoolo dhoofin ‘’  ……………………………………………… dad dhoofin
- Horumar         ‘’   ……………………………………………… burbur
- Maamul         ‘’   ………………………………………………… muran
- Haybad          ‘’   ………………………………………………… habacsanaan
- Qaran jacayl  ‘’  ………………………………………………… qaxooti jacayl
- Basaboor       ‘’   ………………………………………………… is-xambaar
- Janan              ‘’  ………………………………………………….. jabhad
- Bangi              ‘’ …………………………………………………… xawaalad
- Wada-tashi   ‘’ …………………………………………………. tayda-raac
- Xaq-u-dirir    ‘’ ………………………………………………….. xukun-u-dirir
- Alle bari        ‘’ ……………………………………………………gaalo bari
- Qadarin       ‘’  …………………………………………………….quudhsi
- Caqli           ‘’  ……………………………………………………..cudud
- Gar             ‘’ ……………………………………………………….gardaro
- Heshiis       ‘’ ……………………………………………………….hagardaamo
Cali cabdi coomay
Suxufi, qoraa ah.
B.A in Journalism
Hargaysa, somaliland
calicoomay@hotmail.com

