Xisbiga UCID oo tacsiyeynaya Geerida Marxuum Eng Yuusuf Warsame Siciid

    0
    tacsiGudoomiyaha Xisbiga WADDANI, dhamaan G/Fulinta, G/Dhexe  iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI waxay iyagoo ka tiiraanaysan tacasi u diryaan xaasaskii, caruurtii, eheledii, qaraabadii iyo dhmaan shacbiga Somaliland ee uu  ka baxay Maayirkii Caasimada Hargeysa 
       Marxuuma Yusuf  Warsame Siciid  oo Saaka ku geeriyooday magaalada Hargeisa  
    Waxaanu Eebe uga baryayna innu ja’nadii fardowsa ka waraabiyo,dhamaanteenna samir iyo iimaan inga siyo.
    Aamiin                                            Aamin                                            Aamin 
    Md . Axmed Muumin Seed Habane
    Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga WADDANI