Tirakoobka Beelaha Soomaalida – W/Q: Cali Coomay

    0
    Cali Coomay
    Cali Coomay

    Waxaan halkan ku soo bandhigi doonaa inta buug ee qortay tirada beelaha Soomaalida.
    1.      Buugga la yidhaa” Censimento Dello Populazione. Koonfurta soomaaliya 21/04/1931

     

    Beesha Tirada  %
    Hawiye 35.3%
    Digil iyo Mififle 24.9%
    Daarood 22.9%
    Dir iyo inta kale 16.9%

     

    2.      Buugga la yidhaa” Apastoral Democracy by I.M.Lewis 1961.

    Beesha Tirada Guud
    Daarood 1,000,000
    Dir iyo Isaaq 550,000
    Hawiye 520,000
    Digil iyo mirifle 400,000

     

    3.      Buugga la yidhaa” Somali Nationalism by Saadia Touval 1963.

    Beesha Tirada %
    Hawiye 24%
    Isaaq 22%
    Daarood 21%
    Digil iyo mirifle 17%
    Dir 10%
    Inta kale 6%

     

     

    4. Buugga la yidhaa” Modern history of somali by I.M Lewis    1965.

    Beesha Tirada
    Daarood 1,500, 000
    Dir iyo isaaqa 750,000
    Hawiye 500,000
    Digil iyo Mirifle 5000,000
    Jareer weyne 80,000
    Gibilcad/Banaadiri 42,000

     

     

    5 Buugga la yidhaa” Soldie’s Hand book by Unitaf   1992.

    Beesha Tirada %
    Dir iyo Isaaq 29%
    Hawiye 25%
    Daarood 20%
    Digil iyo Mirifle 20%
    Inta kale 6%

     

     

    6. Buugga la yidhaa” Area Hand Book for somalia by American University.

    Beesha Tirada Guud
    Daarood 1,250,000
    Hawiye 700,000
    Dir iyo Isaaq 550,000
    Digil iyo Mirifle 500,000
    Inta kale 0

     

     


     

    Cali cabdi coomay

    Suxufi, qoraa ah.

    Hargaysa, somaliland

    calicoomay@hotmail.com

     


    Qoraalka iyo Xogta Mawduucani Xambaarsan yahay kama Tarjumayaan Aragtida Shabakadda, waxaanay gaar u yihiin Qoraaga ku saxeexan