Ilaahaw Haa Iyo Maya Hanaga Wada Yeedhsiin; Wasiiru-dawlaha Wasaarada Maaliyadda – W/Q: Yusuf Cabdi Iimaan

    0

    Marka hore waxaan salaamayaa saxaafadda madaxa banaan,marlabaadka waxaan salaamayaa shacbiwaynaha reer somaliland ee wanaaga jecel

    Hadaba waxaan doonayaa in aan ka jawaabo hadal ka so yeedhey wasiiru dawlaha wasaarada maaliyadda CISMAAN SAXARDIID 2 /1/2013

    Kaas oo ku qornaa joornaalka HAATUF tirsigiisii ahaa 3177 Khamiis, January 3, 2013 ee uu ku durayey Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe iyo Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Xaqsoor Mj: Xasan Ciise Jaamac

    Mudane wasiir ma akhridey waxaa aad saxaafadda la soo hor fadhiisatey ee aad hadana qiratey in madaxwaynuhu u saarayo Gudi

    Sidaa daraadeed waxaad tidhi doorashadu xor iyo xalaal ayey u dhacdey hadana waxaad sheegtey in khaladaad jirey madaxwaynuhuna gudi u saari doono isla markaana ay sugaan gudidaas iyo waxay soo saaraan

    Markaa macnaheedu ma wuxuu noqonayaa KHALADKA faysal sheegay in doorashadu aaney xor aheyn ee lagu shubtey,in aan cid xukuumada ahayni sheegi Karin khaladaadka doorashada

    Mudane wasiir waxaad qirtey in hadalkii faysal run ahaa doorashadana khalad jirey

    Somaliduna waxay ku maah maahdaa ( ilaahaw Haa iyo Maya Meel haygaga wada yeedhsiin )

    Waxaan ku soo gabagabeynayaa maqaalkaygan mudane wasiir waxaad dib u akhridaa hadaladaadii aad ku qiraneysey in doorashadu khaladaad jiro

    Waxaanan ku leeyahey waa kii CABDI IIDAAN hore u yidhi

    -MAKAS DUMAR AH

    -MAAN GAAB HAWEEN

    -MAATI IYO WIIL YAR

    -MIDNA KUMA HADLEEN

    -SHEEKADAAD MADALKA KEENTAY

    -MUDANE WASIIR

    Marka hore waxaan salaamayaa saxaafadda madaxa banaan,marlabaadka waxaan salaamayaa shacbiwaynaha reer somaliland ee wanaaga jecel

    Hadaba waxaan doonayaa in aan ka jawaabo hadal ka so yeedhey wasiiru dawlaha wasaarada maaliyadda CISMAAN SAXARDIID 2 /1/2013

    Kaas oo ku qornaa joornaalka HAATUF tirsigiisii ahaa 3177 khamiis, January 3, 2013 ee uu ku durayey Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe iyo Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Xaqsoor Mj: Xasan Ciise Jaamac

    Mudane wasiir ma akhridey waxaa aad saxaafadda la soo hor fadhiisatey ee aad hadana qiratey in madaxwaynuhu u saarayo Gudi

    Sidaa daraadeed waxaad tidhi doorashadu xor iyo xalaal ayey u dhacdey hadana waxaad sheegtey in khaladaad jirey madaxwaynuhuna gudi u saari doono isla markaana ay sugaan gudidaas iyo waxay soo saaraan

    Markaa macnaheedu ma wuxuu noqonayaa KHALADKA faysal sheegay in doorashadu aaney xor aheyn ee lagu shubtey,in aan cid xukuumada ahayni sheegi Karin khaladaadka doorashada

    Mudane wasiir waxaad qirtey in hadalkii faysal run ahaa doorashadana khalad jirey

    Somaliduna waxay ku maah maahdaa ( ilaahaw Haa iyo Maya Meel haygaga wada yeedhsiin )

    Waxaan ku soo gabagabeynayaa maqaalkaygan mudane wasiir waxaad dib u akhridaa hadaladaadii aad ku qiraneysey in doorashadu khaladaad jiro

    Waxaanan ku leeyahey waa kii CABDI IIDAAN hore u yidhi

    v   MAKAS DUMAR AH

    v   MAAN GAAB HAWEEN

    v   MAATI IYO WIIL YAR

    v   MIDNA KUMA HADLEEN

    v   SHEEKADAAD MADALKA KEENTAY

    v   MUDANE WASIIR