Hanbalyo Maayaradda Dagmooyinka Hargeysa, Sallaxley Iyo Ku Xigeenadooda

    0

    Marka hore waxaan salaam qiimo badan halkan uga dirayaa Saaxaafada madaxa banaan iyo shacabka Somaliland.

    Aniga oo ah Suldaanka Guud ee beelaha bariga ee Beelwaynta Cidagale, waxaan hanbalyo iyo Bogaadin u dirayaa Maayaradda Degmooyinka Hargeysa Iyo Sallaxley ee Mayor Yusuf Warsame Siciid Iyo ku xigeenkiisa  C/casiis Maxamed Xaashi.

    Waxa kale oo aan hambalyo u dirayaa Maayarka iyo ku-xigeenka Degmada Sallaxley Maxamuud ibraahim Xandulle (Beddel Faraxley ) iyo ku xigeenkiisa Naasir Cabdi Iimaan Ducaale.

    Waxaanan ilaahey idiinka baryayaa in xilkaa ilaahey idinku Asturo.

    Suldaan Cawil Maxamed Warsame (Fiiqle)