SLpost: CIID MUBAARAK, Kuli-Caam Wa Antum Bi Kheyr

    0

    Maamulka iyo hawl-wadeennada Shabakadda Wararka ee SomalilandPost, waxa ay Akhristayaasha Sharafta Mudan iyo Dhammaan Shucuubta Islaamka ku hambaleyeynayaan Munaasibadda Ciidal-Adxaha oo ay Leeyihiin Caafimaad-qab Ku Ciida, Nabad iyo Barwaaqana Eebbe ha idinku Gaadhsiiyo Sannadkan Sannadkiisa.

    Waxaanu si gaar ah bogaadin iyo hambalyo ku aaddan farxadda Ciidal-Fidriga u Diraynaa Dhammaan Shacbiweynaha Somaliland meel kasta oo ay joogaan.

    SOMALILANDPOST.NET

    webmaster@somalilandpost.net