(Radio SLpost)- Dhegayso Talooyin Xaaji Cabdikariim Xuseen u Jeediyey Xukuumadda

    0
    Midig: Xaaji Cabdikariim, Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Guurtida iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare

    Hargeysa (SLpost)- Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi-Waraabe) oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland oo maanta ka hadlay munaasibaddan furitaanka Idaacadda Cusub, ayaa xukuumadda Somaliland u soo jeediyey tallaabooyinka horumarineed ee xiga Furitaanka Idaacadda Cusub.

    HALKAN KA DHEGYSO

    Xaaji Cabdi Waraabe

    SOMALILANDPOST.NET

    webmaster@somalilandpost.net