OGAYSIIS: Ururka Suxufiyiinta ee SOLJA

    0

    Ref: 09/solja/09/2012

    Ujeedo: Wargalin Muhiim

    Waxa uu URURKA SUXIFIYIINTA SOMALILAND (SOLJA) ogaysiinayaa dhamaan hawlwadeenada ka hawlgala qaybaha ka la duwan ee saxafada madaxa banaan iyo kuwa dawliga ahba in labilaa bay diwaan galintii dhamaan SUXUFIYIINTA SOMALILAND ee dalka oo dhan.

    Hadaba waxa marlabaad lagu wargalin doona dhamaan suxufiyiinta Somaliland, in ay diwaangalintani mushiim utahay fursad kasta oo SOLJA uqaybinayso suxufiyiinta

    Waxaanada ka helaysaa Registration Form liiska hooska qoran dhamaan goblada dalka :

    Magaca

    Gobolka Address
    1 Khadra cabdi Hargeisa 4479774
    2 Kayse Ahmed digaale Togdheer 4437497
    3 Haashim Sh.Omer good Awdel 4456257
    4 C/salaam Xariir Saaxil 4446472
    5 Axmed-Saakin Faarax Ilyaas Sool 4494202
    6 A/llahi Hussein Darwiish Erigavo 4475343
    7 Caydaruus Ahmed Ismail qadiye Gabiley 4440402

     

    HALKAN KA SOO ROGO FOOMKA IS-DIIWAANGELINTA 

     

    Gud: Ururka Suxufiyiifta Somaliland (SOLJA)

    Xasan Maxamed Yusuf