MEHER WACAN: Cabdirisaaq Maxamed Xasan iyo Hibaaq Carab Xirsi

    0

    Cawil Saalax, Ahmed Abdillahi Caynaanshe,  Faysal Ibrahim (Shiine), Xasan Sheekh Suufi,  Cabdinasir Salebaan, Nuur Mohamed Ibrahim, Liiban Adam Cali, Cabdishakur Aadam Cabdi, Hoodo Yuusuf Axmed, Xafsa Mohaemd Ibraahim, Isxaaq Cabdiraxmaan Muxumed, Maxamuud Cali Bulaale, Maxamed Jamac Bisle, Ali ibrahim Barre, Cismad Maxamuud Dhakhsaale iyo Dhamaan Shaqaalaha Somtel iyo Dahabshiil waxay hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Caruuska iyo Caruusadda

    Cabdirizaaq Maxamed Xasan

    Iyo Hibaaq Carab Xirsi

    Oo 01/09/2012 Meherkoodu ka dhacay Hotel Imperial ee magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqda lammaanihii Aqal-galkooda ku gaadha Bash-bash iyo Barwaaqo.

    AAMIIN…………….AAMIIN……………AAMIINÂ