Hab-Dhaqanno Liddi Ku Ah Aqoonsiga Somaliland ee Xukuumaddu Muddaysay Oo La Soo Bandhigay

    0

    Hargeisa Today Wararka Maanta Somaliland, Somalia iyo Caalamka, Wararkii maanta, Wararkii u dambeeyey, warkii maanta, War Cusub, Warar Cusub

    **** Subscribe, Like, Share and Comment on Our Videos ***
    https://www.youtube.com/@HargeisaToday
    #shopwithyoutube

    Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed ayaa sheegay inaanay Somaliland isku helayn Aqoonsiga ay beesha Caalamka ka raadinayso xilli uu meel xun marayo ku-tumashada Xorriyatul-qawlka iyo Xadhigga Suxufiyinta dalka.