Magacyada Taliyeyaashii soo Maray Booliska Somaliland iyo Beelahooda
W/Q: Cali Cabdi Coomay
- Maxamed Kabadhe Xasan..1992..1993. Sacad Muuse.
- Cabdi Maxamed Saxardiid (Cabdi Dheere) 1993…1994. Dhulbahante
- Cabdi Muxumed Nuur (Cabdi Gurey) 1994…1996. Samaroon.
- Cilmi Rooble Furre..1996..1999. Samaroon.
- Maxamed Jibriil Cabdi (Dhaga Weyne) 1999..1999. Samaroon .
- Xuseen Axmed Guuleed (Xuseen Dheere) ..20000. Muuse Cabdalle.
- Maxamed Sh. Maxamuud Warsame .2002. Ciidagale.
- Cabdiqaadir Muuse Axmed 2002….2004. Isaxaaq.
- Maxamed Cige Cilmi…2004–2006. Isaxaaq.
- Maxamed Saqadhi Dubad .2010. Arab.
- Cilmi Rooble Fure .2011. Samaroon.
- Maxamed Saqadhi Dubad ..2012. Arab.
- Cabdilaahi Fadal Iimaan .2019. Arab.
- Maxamed Aadan Saqadhi 2019…2025.isaxaaq.
- Cabdi Dheere…… 2025…ilaa hadda. Ciise Muuse.
Tixraacyo: Keydka Booliska iyo Waraysi Gaashanle dhexe Xasan Waraabe.


