Cali Mareexaan oo Taabtay Boogta Khilaafka Kulmiye, runtana u kala sheegay dhinacyada is-haya

    0

    “Codkaagu Wuxuu Fadhiyaa Habar Awal Inamadeenii Halkii Fadhiyeyna Waynu Is-mudan Doonaa” – Cali-Mareexaan oo Taabtay Boogta Khilaafka Kulmiye, runtana u kala sheegay dhinacyada masiirka xisbiga isku haya.
    Hargeysa (HT)- Wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta ahna Kaadiriinta xisbiga Kulmiye, Cali Xasan Maxamed, ayaa si qoto-dheer u soo bandhigay halka uu salka ku hayo khilaafka ka dhextaagan xisbiga Kulmiye.
    Cali Xasan oo hadal ka jeediyey hadhimo-sharafeed hoggaanka xisbigi isugu yimi, waxa uu ka naqay go’aano kala duwan oo sabab u ahaa khilaafka xisbiga oo dhinacyo kala duwan ka soo baxay.

    **** Subscribe, Like, Share and Comment on Our Videos ***
    https://www.youtube.com/@HargeisaToday
    #ShopwithYouTube