Ugaas Bashiir Cabdi Cabdilaahi Oo Si Adag Uga Hadlay Xaaladda Dalka iyo Ciidamadii Booliska ee La Laayey By News Editor - August 13, 2023 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Ugaas Bashiir Cabdi Cabdilaahi oo ka mid ah madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa Si Adag Uga Hadlay Xaaladda siyaasadeed ee Dalka iyo Ciidamado ka tirsan Booliska oo koox dabley ahi weerar gaadmo ah ku laysay.