“C/raxmaan Wuxuu Leeyahay Waar Anigaa Idinku Dhaamaya Inaan Meesha Xukumo, Anaguna Waxaanu Leenahay…” – Maxamed Kaahin By News Editor - July 13, 2023 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram “Cabdiraxmaan Oo Halkaa Fadhigaa Wuxuu Leeyahay Waar Anigaa Idinku Dhaamaya Inaan Meesha Xukumo, Anaguna Waxaanu Leenahay, waxba xukumi Mayside, Xaaji Iska Naso” – Wasiirka Maxamed Kaahin