“Somaliland Ciddii Burburinaysa Gacanta U Horeysa ee Qabanaysa Ayaynu Nahay” ~ Suldaan Daa’uud Suldaan Maxamed

    0

    “Somaliland Ciddii Burburinaysa Gacanta U Horeysa ee Qabanaysa Ayaynu Nahay” ~ sidaa waxa yidhi Suldaan Daa’uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo Hadal ka jeediyey munaasibad laysku arkay oo maanta ka dhacday magaalada Hargeysa.