“Haddaanu Nahay Jaamac Siyaad Waxaanu Taageersanahay Jeneraalka Oo…”~ Waxgaradka Sool Oo Afka Furtay

    0

    “Haddaanu Nahay Jaamac Siyaad Waxaanu Taageersanahay Jeneraalka Oo…”~ Qaar ka mid ah Waxgaradka iyo Bulshada Gobolka Sool Oo sheegay inaanay diyaar u ahayn isku-dhac iyo Dagaalka ay ku baaqayaan madax-dhaqameedka ku shiraya magaalada Laascaanood qaarkood.

    Kaga Bogo muuqaalka Hoose