Somaliland Oo Ogolaatay Qabsoomidda Xeer Ciise Oo Farta Lagu Goday

    0

    Xukuumadda Somaliland oo hore go’aan ugu gacan-saydhay Qabsoomidda Xuska Xeer Ciise, ayaa mar kale shaacisay inay oggolaatay xeerkaas oo 14-ka December 2025 lagu qabanayo magaalada Saylac.

    Hargeisa Today Wararka Maanta Somaliland, Somalia iyo Caalamka, Wararkii maanta, Wararkii u dambeeyey, warkii maanta, War Cusub, Warar Cusub

    **** Subscribe, Like, Share and Comment on Our Videos ***
    https://www.youtube.com/@HargeisaToday

    Xukuumadda Somaliland Oo Ogolaatay Qabsoomidda Xeer Ciise