Miisaaniyadihii Xukuumadihii Soo Maray Somaliland 1994-kii ilaa 2026-ka

    0
    A) Magacyada Wasiirradii Soo Maray Maaliyadda
     
    1. Ismaaciil Hurre Buubaa……….1991 …1993
    2. C/laahi Maxamed Ducaale………1993….1994
    3. Ibraahin Cabdi Muuse……………. 1994
    4. Maxamed Axmed Samatar “Ildab”……1994
    5. Maxamed Dhimbiil Galbeedi………1995.1995
    6. Cawil Xaaji Cumar……………………..1994….1995 “W.Khasn”
    7. Saleebaan Maxamuud Aadan…….1996…1996
    8. Eng. Yuusuf Caynab Muuse…………1996.1997
    9. Axmed Maxamed Maxamuud” Siillanyo”..1997….1999
    10. Maxamed Siciid Gees……………1999….2001
    11. Xuseen Faarax Doodi……………..2001…2003
    12. Xuseen Cali Ducaale…………….…2003….2010
    13. Maxamed Xaashi Cilmi…………….2010…2012
    14. C/casiis Maxamed Samaale……2012….2015
    15. Samsam Cabdi Aadan……………….2015….2017
    16. Yuusuf Maxamed Cabdi………….2017…….2018
    17. Sacad Cali Shire……………………….2018……2024
    18. Cabdilaahi Xasan Aadan…………2024 ilaa hadda..
     
    B) Miisaaniyad Sannadeedkii 1994 ilaa 2026
     
    • 1994…….. 250, 000, 000 S/L Shillin
    • 1995…….. 1, 996,623,580 ‘’
    • 1996……. 11,207,100,000
    • 1997……. 36,108,606,940
    • 1998……. 42,834,702,507
    • 1999…… 55,916,304,333
    • 2000…… 74,692,891,000
    • 2001…… 78,026,000,000
    • 2002……. 88,852,000,000
    • 2003……. 101,687,066,649
    • 2004……. 144,848,772,610
    • 2005…… 148,252,211,709
    • 2006…… 164,669,033,000
    • 2007…… 202,759,848,704
    • 2008…… 280,610,081,921
    • 2009…… 265,190,140,732
    • 2010…… 310,259,111,704
    • 2011…… 529,935,322,246
    • 2012…… 639,369,240,470
    • 2013…… 750,000,000,000
    • 2014…… 912,000,000,000
    • 2015…… 1,080,000,000,000
    • 2016……. 1,771,681,042,140
    • 2017……. 2, 175,104,355,662
    • 2018……. 1,687,000,000,000
    • 2019……. 1,823,975,720,000
    • 2020……. 2,751,304,880,098
    • 2021……. 2,882,000,000,000
    • 2022……. 3,447,802,505,538
    • 2023…….. 3,581,440,706,340
    • 2024…….. 3,432,316,337,448
    • 2025……… ,894,462,279,363
    . 2026………. 4,584,959,018,356
    W/Q: Cali Cabdi Coomay
     
    Tix-Raacyo:
    • Dan-Jire….warside ay soo saarto Wasaaradda Maaliyadda
    • Meerisyadii Taariikhda…Cali Dool Axmed” Qoryoolay”