Gadabuursi iyo Ciise Oo Ku Kala Adkaaday Saylac

    0

    Madax-dhaqameedka Beelaha Gadabuursi ayaa Xukuumadda uga mahad-naqay soo-afjarista xiisaddii ka taagnayd magaalada Saylac kaddib markii la joojiyey xafladdii loo qabanayey Xeer-Ciise.

    Dhinaca kale, Madaxda Dhaqanka Ciise oo ka hadlay Aqalka Ugaaskooda, ayaa cambaareeyey go’aanka xukuumadda Somaliland, waxaanay ku gooddiyeen in xafladda xeerku Saylac ku qabsoomayso Xilligii loo muddeeyey oo ah 05 December, 2025

    Hargeisa Today Wararka Maanta Somaliland, Somalia iyo Caalamka, Wararkii maanta, Wararkii u dambeeyey, warkii maanta, War Cusub, Warar Cusub

    **** Subscribe, Like, Share and Comment on Our Videos ***
    https://www.youtube.com/@HargeisaToday
    #ShopwithYouTube