Baarlamaanka Somaliland Oo Warka Ku Caddeeyey Xukuumadda MW Cirro

    0

    Xildhibaan Maxaned Xuseen Jaamac iyo Xildhibaan Xirsi Cabdilaahi Xirsi oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa xukuumadda madaxweyne Cirro ugu baaqay inay joojiso xadhigga Suxufiyiinta iyo ficillada ka dhanka ah Xorriyatul-qawlka, taas beddel keedana ay dariiqa sharciga ah u marto tallaabo kasta oo ay kaga fal-celiso war-tebinta Suxufiyiinta iyo Shacabka kale ee dhaliilaha u jeediya xukuumaddiissa.

    Hargeisa Today Wararka Maanta Somaliland, Somalia iyo Caalamka, Wararkii maanta, Wararkii u dambeeyey, warkii maanta, War Cusub, Warar Cusub

    **** Subscribe, Like, Share and Comment on Our Videos ***
    https://www.youtube.com/@HargeisaToday
    #ShopwithYouTube