Magacyada Taliyeyaashii soo Maray Booliska Somaliland iyo Beelahooda 

    0

    Magacyada Taliyeyaashii soo Maray Booliska Somaliland iyo Beelahooda

    W/Q: Cali Cabdi Coomay

    1. Maxamed Kabadhe Xasan..1992..1993. Sacad Muuse.
    2. Cabdi Maxamed Saxardiid (Cabdi Dheere) 1993…1994. Dhulbahante
    3. Cabdi Muxumed Nuur (Cabdi Gurey) 1994…1996. Samaroon.
    4. Cilmi Rooble Furre..1996..1999. Samaroon.
    5. Maxamed Jibriil Cabdi (Dhaga Weyne) 1999..1999. Samaroon .
    6. Xuseen Axmed Guuleed (Xuseen Dheere) ..20000. Muuse Cabdalle.
    7. Maxamed Sh. Maxamuud Warsame  .2002. Ciidagale.
    8. Cabdiqaadir Muuse Axmed 2002….2004. Isaxaaq.
    9. Maxamed Cige Cilmi…2004–2006. Isaxaaq.
    10. Maxamed Saqadhi Dubad  .2010. Arab.
    11. Cilmi Rooble Fure .2011. Samaroon.
    12. Maxamed Saqadhi Dubad  ..2012. Arab.
    13. Cabdilaahi Fadal Iimaan .2019. Arab.
    14. Maxamed Aadan Saqadhi 2019…2025.isaxaaq.
    15. Cabdi Dheere…… 2025…ilaa hadda. Ciise Muuse.

     

    Tixraacyo: Keydka Booliska iyo Waraysi Gaashanle dhexe Xasan Waraabe.