“Xeer Ciise Wuxuu La Mid Yahay Garaaddadii Laascaanood Lagu Soo Daayey” – Sidaa waxa yidhi Guddoomiyaha Xisbigii saaxadda Siyaasadda ka baxay ee UCID, Eng Faysal Cali Waraabe oo si adag uga hadlay xiisadda ka dhalatay Xeer Ciise oo uu ku tilmaamay foosto meel kale laga soo riixay.
Hargeisa Today Wararka Maanta Somaliland, Somalia iyo Caalamka, Wararkii maanta, Wararkii u dambeeyey, warkii maanta, War Cusub, Warar Cusub
**** Subscribe, Like, Share and Comment on Our Videos ***
https://www.youtube.com/@HargeisaToday
#ShopwithYouTube


