Madaxweynihii hore ee Somaliland Allah ha u naxariistee Maxamed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xilligii uu ahaa hoggaamiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye, waxa uu bishiii December, 2007-dii munaasibad soo dhaweyn ah u sameeyey madaxda urur-siyaasadeedkii Qaran oo xorriyadooda dib u helay kaddib markii ay muddo 5 bilood ku dhow u xidhnaa xukuumaddii madaxweyne Daahir Rayaale.
Axmed-Siilaanyo oo xiligaas ka hadlay xadhigga masuuliyiinta, waxa uu sheegay in tallaabada siyaasiyiinta lagu xidh-xidhay ay dhaawac u geysatay dimuqraadiyadda iyo qadiyada Aqoonsiga Somaliland.
Hargeisa Today Wararka Maanta Somaliland, Somalia iyo Caalamka, Wararkii maanta, Wararkii u dambeeyey, warkii maanta, War Cusub, Warar Cusub
**** Subscribe, Like, Share and Comment on Our Videos ***
https://www.youtube.com/@HargeisaToday
#ShopwithYouTube


