“Maayar Mooge ayaan Gurigayga ku casuumay oo Wan ugu qalay ka dibna badhi ayaan siiyay markuu cunay ayuu ku xanuunsaday. Maalin aan u tagnay Madaxwaynihii hore Muuse Biixi ayuu maayarku u sheegay in aan badhi siiyay oo uu ku xanuustay. Madaxwaynihii hore ayaa i maagay aniguna waxaan ku idhi “Madaxwayne yarkan maayar mooge waan ka shakiyay qorshuhuna waa kii ahaa in aan anigu kugu xigo Madaxwayne nimada markaa ugumaan tala galin in uu noolaado ee wuu dhiman waayay “Cali Warancade.
Hargeisa Today Wararka Maanta Somaliland, Somalia iyo Caalamka, Wararkii maanta, Wararkii u dambeeyey, warkii maanta, War Cusub, Warar Cusub
**** Subscribe, Like, Share and Comment on Our Videos ***
https://www.youtube.com/@HargeisaToday
#ShopwithYouTube
Qoonsigii Dhexmaray Warancade iyo Mooge ee Muuse Biixi Ka Ergeeyey


