36 sano ka hor caawa oo kale 17 July 1989, waxa xeebta Jazeera ee duleedka magaalada Muqdisho ka dhacay xasuuq lagu laayay (AHN) 56 Qof oo shicib ah, kuwaasi oo isugu jiray Arday, Ganacsato iyo Shaqaale dowladeed.
Dhacdadan Waxa ka warramaya ninkii kali ahaa ee Xasuuqaas ka baxay Cumar Muuse Mire
**** Subscribe, Like, Share and Comment on Our Videos ***
https://www.youtube.com/@HargeisaToday
#ShopwithYouTube


