LIVE: Xuska 34-guurada Munaassibadda 18-ka May

    0

    TOO/LIVE: Xuska 34-guurada Munaassibadda 18-ka May 2025.

    Munaassibadda Xuska si lagu qabtay barxadda hore ee madaxtooyada, waxa ka soo qayb-galay marti-sharaf ka socota caalamka, madaxda Dowladda, Xisbiyada Qaranka iyo dadweyne tiro badna.