Qayla-dhaanta Mujaahid Ka Deyriyey Xaalado Cakiran oo Somaliland Ka Taagan

    0

    Mujaahid Axmed Cali Geydh ayaa barnaamijkiisa Miisaan oo lagu gorfeeyo xaaladaha siyaasadeed iyo Dhaqan-dhaqaale ee dalka kaga hadlay arrimo xasaassi ah oo xilligan dalka ka taagan.

    Muuqaalka Hoose kaga qodobbo muhiim ah oo Mujaahidku ka hadlay