“Umadda Reer Somaliland Ha Isku Tashato Oo Meel Haka Soo Wada Jeesato” – Madaxweyne ku-xigeenkii 2aad ee Somaliland By News Editor - September 28, 2023 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram “Umadda Reer Somaliland Ha Isku Tashato Oo Meel Haka Soo Wada Jeesato” – Madaxweyne ku-xigeenkii 2aad ee Somaliland, Cabdiraxmaan Aw-Cali Faarax oo ka hadlay xaaladda Dalka ee xilligan iyo marxaladihii uu soo maray.