“Waxaynu Nahay Boqorka Doorashada Madaxtooyada Sameeya, farsamoyinka Xarfaan baynu Ku Nahay” ~ MXaashi By News Editor - August 31, 2023 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram “Waxaynu Nahay Boqorka Sameeya Doorashada Madaxtooyada, farsamooyinkana Xarfaan baynu Ku Nahay” – Siyaasi Maxamuud Xaashi oo Aqbalay Go’aamadii ay soo jeediyeen Golaha Dhaqanka Beesha Bariga Burco.