“Ciidamada Somaliland ee Gobolka Sool Waa Markii 3aad…Lagamana Adkaan ee wuxuu Ahaa Qalad Dhexdooda Ka Dhacay” ~ Wasiir Koore By News Editor - August 31, 2023 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram “Ciidamada Somaliland ee Gobolka Sool Waa Markii 3aad…Lagamana Adkaan ee wuxuu Ahaa Qalad Dhexdooda Ka Dhacay” ~ Wasiir Saleebaan Yuusuf Cali Koore Oo Xaqiiqada Ka hadlay Sheegay.