Masuul Reer Sool Ah Oo Dharka Milatariga U Xidhay Difaacista Qaranimada Somaliland

    0

    Maayir ku-xigeenka degmada Xuddun ee Gobolka Sool ayaa Dirayska Ciidanka Qaranka u Xidhay Difaacista Ciidanka Qaranka, waxaanu ka soo dhex hanjabay Saldhigga Milatari ee Goojacadde oo uu maanta gaadhay

    https://www.youtube.com/watch?v=itRjvQAc9Jk