Dhiigga Cusub ee Siyaasadda Somaliland Oo Is-barbar Taagay Madaxweyne Muuse Biixii

    0

    Masuuliyiinta Ururrada Siyaasadda ee Somaliland, ayaa sheegay inay madaxweynaha Somaliland ku taageersan yihiin go’aanka uu shalay ku shaaciyey inuu dalka ka qabanayo doorashooyinka Ururrada iyo Madaxtooyada.

    https://youtu.be/6kYPkBDNgI8