Siyaasi Bashiir Cabdi Xariir, ayaa Shacabka Ku Baraarujiyey Baaxadda uu le’eg Yahay Duullaanka Lagu Soo Qaaday Qaranimada Somaliland, waxaanu ugu baaqay inay meel uga soo wada-jeestaan difaaca qaranimada.
“Shacabka Somaliland Ha U Diyaar-garoobaan Difaaca Qaranimada Oo Lagu Soo Duulay” – Siyaasi Bashiir Cabdi Xariir.
https://youtu.be/Vdvqbh3Ezv4

