“Wax Kasta Oo Ka Dhacay Laascaanood Waxa Masuuliyadeeda Iska Leh Cabdirisaaq Khaliif” ~ Siyaasi Ramaax By News Editor - February 26, 2023 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram “Wax Kasta Oo Laascaanood Ka Dhacay Masuuliyadeeda Waxa Leh Cabdirisaaq Khaliif”~ Siyaasi Ramaax Oo eedaymo Culus u Jeediyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland oo dhowrkii toddobaad ee u dambeeyey ku sugnaa magaalada Laascaanood.