“Xogta Aynu Isticmaalnaa Waa Male-awaal Ama Laguma Kalsoona” – Wasiirka Horumarinta Maaliyadda

    0

    “Xogta Aynu Isticmaalnaa Waa Male-awaal Ama Laguma Kalsoona”, Sidaa waxa yidhi wasiirka wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire oo hadal ka jeediyey shirweynaha Statistics-ka Qaranka oo maanta ka furmay magaalada Hargeeysa.