“Illaa ay Bulshada U Sheegaan inay Ka Noqdeen Go’aankoodii, wada-hadalku halkaasuu Yaalaa” ~ Xukuumadda Somaliland By News Editor - November 22, 2022 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technologyada Somaliland Dr Abdiweli Sh. Suufi oo maanta Warbaahinta Xafiiskiisa kula hadlay ayaa farriimo isbarkan u diray xisbiyada mucaaridka Somaliland isagoona ka hadlay xaalada taagan wakhtigan.