“Beesha Caalamku Yaanay Somaliland Caawinin, Waxay Ka Dhigan tahay Carruurteenu Yaanay Waxbarasho Helin” By News Editor - November 14, 2022 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram “Beesha Caalamku Yaanay Somaliland Caawinin, Waxay Ka Dhigan tahay Carruurteenu Yaanay Waxbarasho Helin” – Wasiirka Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland oo ka jawaabay go’aamadii ay xalay soo saareen Axsaabta Mucaaradku.