Maayir Mooge oo Walaac Ka Muujiyey Bad-qabka Suuqyada Hargeysa By News Editor - October 22, 2022 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram “Waxa Halis Galay Suuqa Gobanimo Oo ta Alle Ku baxay, Wadnaha Waxa Farta Lagu Hayaa inay Suuqyo kale Dhibaatadaasi Soo Gaadho” ~ Maayirka Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge oo Ka Hadlay Khatarta Dabku Ku hayo Suuqyada Hargeysa.