Xukuumadda Somaliland Oo Maalgashi Dibadeed U Heshay Qorshaha Qaran ee Isku-filaanshaha Cuntada By News Editor - October 4, 2022 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Xukuumada Somaliland Oo Maalgashi Dibadeed U Heshay Qorshaha Qaran ee Isku-filaanshaha Cuntada ~ “Waxaan Heshiis La Galay Bangi Imaaraadka Laga Leeyahay” ~ Wasiirka Beeraha