Somaliland: Xalinta Khilaafaadka iyo Maareynta Cabashooyinka Dacwadaha Maxkamadaha By News Editor - August 23, 2022 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Xalinta Khilaafaadka iyo Maareynta Cabashooyinka Dacwadaha Maxkamadaha – Waa Qaybta 3aad ee taxanaha barnaamijyo laga diyaariyey wax-qabadyada u hirgalay Maxkamadda Sare oo ah hay’adda ugu sarreysa, kana masuulka ah Garsoorka Dalka.