Madaxweyne Muuse Biixi oo Khudbad Arrimo Badan Xambaarsan Ka jeediyey Xuska 62-guurada 26 June

    0

    Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa khudbad ka jeediyey Munaasibadda 62-guurada Xuska 26-ka June oo caawa ku qabsoontay madaxtooyada Somaliland.

    Waxa uu Madaxweynuhu khudbaddiisa kaga hadlay xaaladaha Dhaqan-dhaqaale, Arrimaha Bulshada, Muranka siyaasadeed ee dalka ka taagan iyo qodobbo kale.

    Muuqaalka Hoose kaga Bogo Khudbadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.