Somaliland: Duullaanka Shiinaha, Doonista Xisbiyada Mucaaradka iyo Dayaca Shacabka Abaartu Hayso

    0

    Duullaanka Shiinaha, Doonista Xisbiyada Mucaaradka iyo Dayaca Shacabka Abaartu Hayso – Mowduuca Arrimahan khuseeya waxa si faahfaahsan u falan-qeeyey xeel-dheere Ismaaciil Cabdilaahi oo ka mid ah muwaadiniinta reer Somaliland ee Aqoontooda iyo Fogaan-araggooda ku difaaca Qadiyadda Jamhuuriyadda Somaliland.

    Muuqaalka Hoose kaga Bogo Falanqeynta Qodobbo muhiim ah oo Xeel-dheeruhu kaga hadlayo arrimo Badan