Muxuu Guddoomiye Faysal ka yidhi Doorashada Puntland iyo Dagaalka Guriceel ee Soomaaliya?

    0

    Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay Doorashada dhawaan ka qabsoontay Maamul-goboleedka Soomaaliya ee Puntland.

    Guddoomiyaha oo maanta hadal ka jeediyey munaasibad qalin-jebin ah oo lagu marti-qaaday, waxa kale oo uu ka hadlay Dagaalka maalmihii u dambeeyey magaalada Guriceel ku dhexmarayey Ciidamada Soomaaliya iyo Ciidammada Kooxda Ahlu-Sunna Wal-Jamaac.

    Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka Faysal Cali Waraabe

    https://www.youtube.com/watch?v=YYynoV7F9dE