“Inankaa Yar wuxuu isku dayay inuu Somaliland ka adkaado, wuu ku fashilmay, Muqdishona waanu ka saraynaa” – Faysal Cali Waraabe

    0

    Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inay dowladda Farmaajo isku-dayday inay waxyeello gaadhsiiso Somaliland, sidaa awgeed ay ka shaqaynayaan sidii Farmaajo dib ugu soo noqdeen talada Soomaaliya.

    Faysal Cali Waraabe oo hadal ka jeediyey munaasibad qalin-jebin ah oo shalay lagu marti-qaaday waxa uu ballan-qaaday inay ka shaqaynayaan sidii ay Farmaajo uga saari lahaayeen magaalada Muqdisho.

    Muuqaalka hoose ka daawo Hadalka Faysal Cali Waraabe