Xildhibaan Maxamed Raambo oo Hadhimo-sharafeed u sameeyey Mudaneyaasha Golaha Wakiillada ee Xisbiga Kulmiye

    0

    Maxamed Xuseen Jaamac (Raambo) oo ka mid ah Mudenayaasha Golaha cusub ee Wakiillada Somaliland, ayaa Maanta Magaalada Hargeysa Qado-sharaf ugu sameeyay Xildhibaannada Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE.

    Munaasibadd Qado-sharafta ah oo ka qabsoontay Hutel Green Plaza ee magaalada Hargeysa, waxa ka qayb-galay xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada Somaliland, Ergayga Somaliland u qaabilsan Qaramada Midoobay, Siyaasiyiin iyo Marti-sharaf Kale.

    Warkan oo Faahfaahsan kaga bogo Muuqaalka Hoose