Fanaaniinta Nimco Yasin, Sahra Ilays & Saado Qaran oo soo saaray Qasiido Cusub oo Cajiib ah By News Editor - April 19, 2021 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Nimco Yasin, Sahra Ilays iyo Saado Qaran oo ka mid ah fanaaniinta waaweyn ee magaalada Hargeysa, ayaa soo saaray Qasiido Cusub oo ay ku weynaynayaan Bisha Barakaysan ee Ramadaan iyo muhiimadda ay leedahay. Muuqaalka Hoose ka daawo