Xeer Ilaaliyaha Guud ee Somaliland oo Buug ka qoray Xeerarka Ciqaabta Guud ee dalka

    0

    Hargeysa (SLpost)- Waxa magaalada Hargeysa habeennimadii xalay oo taariikhdu ku beegnayd 28 March lagu soo bandhigay Buug laga qoray Lafa-gurka Sharci ee Qaybta Guud ee Xeerka Ciqaabta dalka.

    Buuggan oo uu qoray Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka JSL Xasan Axmed Adan, ayaa lagu soo bandhigay munaasibad fiidnimadii xalay lagu qabtay Jaamacadda Hargeysa.

    Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose

    Somalilandpost.net

    contact@somalilandpost.netÂ