“Farmaajo Kursiga Xoogbuu Ku sii fadhiyayaa oo Ciidamuu samaystay, intan joogtaana way ku kala yaacaysaa”

    0

    “Farmaajo Kursiga Xoogbuu Ku sii fadhiyayaa oo Ciidamuu samaystay, intan meesha sii joogtaana way ku kala yaacaysaa” – Siyaasi Ismaaciil Cabdilaahi oo naqdiyey Damaca Farmaajo ee hoggaaminta Soomaaliya