Isku-aadka Quarter-Finalka Ciyaaraha Gobollada Somaliland iyo Xulalka Isku soo Hadhay

    0

     

    Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ee Somaliland, ayaa ku dhawaaqday Isku-aadka Quarter-Finalka ama Siddeed Dhammaadka tartanka Koobka kubadda Cagta ee Gobollada Somaliland.

    Siddeed-dhammaadka tartanka kubadda cagta ee xulalka gobollada Somaliland, waxa isugu soo hadhay xulalka gobollada Maroodijeex, Awdal, Badhan, Xaysimo, Sool, Daad-madheedh, Hawd iyo Gabiley.

    Kooxaha ayaa isugu beegmay sidan:-

    Hawd vs Badhan
    Awdal vs Maroodijeex
    Daadmadheedh vs Sool
    Gebilay iyo Xaysimo