Hargeysa: Jadwalka Isku-aadka Ciyaaraha Gobollada Somaliland By News Editor - October 26, 2020 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ee Somaliland, ayaa soo saartay jadwalka isku aadka ciyaaraha gobolada oo ka socda Garoonka Kubadda Cagta ee magaalada Hargeysa. Shaxda Isku-aadka Xulalka Kubadda Cagta ee Gobollada Somaliland